Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda ICRC oo sheegtay in 150 qof ay ku dhinteen Laascaanood


Laascaanood
Laascaanood

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in tan iyo markii ay shaqaaqadu ka qarxday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool horaantii bishii February, ay halkaasi ku dhinteen ugu yaraan 150 qof, boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen.

Qoraalka ka soo baxay hay’adda ICRC waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.

Hay'adda ICRC oo sheegtay in 150 qof ay ku dhinteen Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00

XS
SM
MD
LG