Washington —
Barnaamija Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay faa’iidooyinka caafimaad ee ay leeyihiin digirta iyo qudaarta cagaaran.
Caasha Ibrahim Aden ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.