Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Duuliye Aqoonsi Raadis ah


Hargeysa: Duuliye Aqoonsi Raadis ah
Hargeysa: Duuliye Aqoonsi Raadis ah

Duuliye u dhashay dalka Kosovo oo safar ku maray 94 dal ayaa ka degay magaalada Hargeysa maalintii shalay ahayd.

Duuliye u dhashay dalka Kosovo oo safar ku maray 94 dal ayaa ka degay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland maalintii shalay ahayd.

James Perisha ayaa ku sheegay ujeedada socdaalkiisa Hargeysa inay qeyb ka tahay aqoonsi uu u raadinayo dalka Kosovo, ka dib markii madaxbannaanidiisa ka qaatay dalka Serbia.

Wuxuu sheegay in Ruushka uu caqabad ku yahay dalkiisa, sida uu hadalka u dhigay.

Duuliye Perisha ayaa sheegay inuu u rajeynayo Somaliland inay hesho fursad taas la mid ah.

XS
SM
MD
LG