Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkee ayay mareysa tirinta codadka doorashada madaxweynaha Kenya?


KENYA-ELECTION/
KENYA-ELECTION/

Dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhafay ay ka socotay tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday ayaa waxaa soo baxaya muran iyo buuq hareeyay xarunta xaqiijinta codadka ee Bomas ee magaalada Nairobi kuwaasoo dhexmaray xubno ka kala socday labada xisbi ee sida weyn ugu loolamaya doorashada.

Sidoo kale guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in la la yahay mid kamid ah musuulyiintii gacanta ku haysay natiijada codadka deegaanka Bariga Embakasi.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairbo Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo haya.

Halkee ayay mareysaa tirinta codadka doorashada Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG