Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halista tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo dib u soo cusboonaatay


Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar bishii la soo dhaafay.

Dhacdadaas ayaa iftiimisay in tahriibtii dhalinyarada iyo halistii badaha ay dib u soo cusboonaatay.

Ku soo dhawaada qeybta 1-aad, barnaamij gaar ah oo aan ku eegeyno arrimaha tahriibka. Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.

Halista tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo dib u soo cusboonaatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG