Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyaha Xarardheere oo sheegay inay cirib tiri doonaan Al-Shabaab


Gudoomiyaha maamulka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay inay rajaynayaan in kooxda Shabaab ay ka saaraan deganada hostaga degmada.

Hadalkiisa ayaa yimid maalmo kadib markii halkaasi uu booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxmuud oo dadka deegaanka ku boorriyay inay ka qeybqataan dagaalka lagu jiro Al-Shabaab.

Wuxuu u warramay Wariyaha VOA-da ee Galkacyo Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Guddoomiyaha Xarardheere oo sheegay inay cirib tiri doonaan Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG