Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo la kulmay ururada


Somaliland
Somaliland

Gudigga doorashooyinka Somaliland ayaa Maanta kulan la yeeshay 10-ka urur siyaasadeed ee Somaliland iyadoo ay ka wada hadleen arimaha diiwan galinta dhawaan ka billaabmi doonta.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa kulanka ka dib la kulmay qaar ka mid ah ururada siyaasadda.

Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo la kulmay ururada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

XS
SM
MD
LG