Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne oo aan weli howlgelin


Waxaa wali inta badan aan dib u howlgalin goobahii ganaacsiga ee ku burburay qaraxyadii baabuurta ee 3-dii October ama ku dhowaad bil ka hor ka dhacay magaalada Baledweyne.

Ganaacsiga qalabka Electronic-ga waxaa ku tiirsanaa dhlalinyaro maalin walba nolol maaleeedka qoysaskooda kasoo saaran jiray.

Muxumed Faarax Yuusuf wuxuu ka mid yahay ganacsatada Suuqa telefoonnada lagu iibiyo, sidoo kale wuxuu ka mid yahay milkiilayaasha dhismayaasha Suuqa. Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayuu uga waramay muddo bil kadib sida xaaladda Suuqu tahay.

Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne oo aan weli howlgelin
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG