Hargeysa —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey doorashooyinka madaxtooyada Iyo ururada siyaasadda.
Haddaba tallaabada Madaxaweynaha Somaliland waxaa iyaguna maanta ka jawaabay shur-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Warkan waxaa Hargaysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Madal