Hargeysa —
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay xaaladda guud ee Somaliland ee wakhtigan, iyadoo xildhibaanada qaar ay farta ku fiiqeen arrimaha siyaasadda, doorashooyinka iyo amniga.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal