Hargeysa —
Fadhiggii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayay xildhibaanada golaha qaarkood soo jeediyeen in goluhu gudo-galo xeerarka doorashooyinka ee qabyo tirka u baahan.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa shalay wareegto madaxweyne ku cayimay taariikhda doorashooyinka Somaliland, waxaana tan xibsiyadu dhacaysaa 28-ka bisha December ee sannadkan, halka tan madaxtinnimada ay dhici doonto 13-ka November ee sannadka dambe.
Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal