Hargeysa —
Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayay mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerarka Doorashooyinka, iyadoo qaar ka mid ah ururrada siyaasadda iyo siyaasiyiin kaleba ay kasoo horjeesteen.
Maalintii shalayna Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici ayaa walaac ka muujiyey xeerkan.
Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal