Muqdisho —
Xildhibaannada Aqalka Hoose ee baarlamanaka Soomaaliya ayaa maanta cod aqbaliyad ah ku ansixiyey sharciga hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.