Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garyaqaan maxkamadeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho


Allah ha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Abuukaate Maxamed Warsame oo ahaa garyaqaan maxkamadaha dalka ka difaaci jiray eedeysanayaasha, dilka ayaa waxaa geystay dabley hubeyan.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan goor dhow soo diray.

Garsoore lagu dilay magaalada Muqdisho.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:39 0:00

XS
SM
MD
LG