Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo gaaray Laascaanood


Waxaa magaalada Laascaanood maalmihii ugu dambeeyey soo gaadhayey duubabka dhaqanka deegaamadaasi kuwaas oo qaarkood ka maqnaa muddo dheer.

Hogaamiyayaasha dhaqanka ee magaalada soo gaaray waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo ah isimka guud ee deegaanadaasi.

Weriyahayaga Cabdikariim Olol ayaa la kulmay, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo gaaray Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG