War Deg-Deg ah

Ganacsi xooggan oo ka socda magaalada Buuhoodle

Buhoodle
Buhoodle

Magaalada Buuhoodle ayaa la sheegayaa inuu ka socdo ganacsi xooggan oo ku xiran degaanno kala duwan oo dalka ah, iyo gobolka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Weriyahayaga Cabdukariim Olol ayaa sida ganacsigaasi u socdo ka waraystay gudoomiyaha ganacsatada Degamada Buuhoodle Mukhtaar Cabdilaahi Cowl. Waxa uu ugu horrayn ka hadlayaa ganacsiga magaalada iyo sida uu u socdo?

Ganacsi xooggan oo ka socda magaalada Buhoodle

No media source currently available

XS
SM
MD
LG