Nairobi —
Ganacsatada Soomaalida ee shirkadaha siyaaradaha ee ka ganacsada Wadamada Bariga Africa ayaa soo dhaweeyay tallaabadii ay dhowaan Soomaaliya ugu biirtay Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC).
Ganacsatada ayaa sheegay in arrintaasi ay fursado kala duwan oo dhanka ganacsiga ah ay siin karto shirkadaha diyaaradaha ee Bariga Afrika.
Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.
Madal