Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Somaliland oo baaq u diray Soomaalida


Suuqa Waaheen ee gubtay
Suuqa Waaheen ee gubtay

Ganacsatada waa-weyn ee Somaliland ayaa kulan ay xalay isugu yimaadeen waxay ugu baaqeen Bulshada Soomaalida ee Geeska inay ka qayb galaan gurmad lagu taageerayo dadkii hantidoodu ku baabaday dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Ganacsatada Somaliland oo baaq u diray Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

XS
SM
MD
LG