Dhuusomareeb —
Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiqow ayaa VOA uga warramay xaaladda deegaanada ay Al-Shabaab ku sugan yihin ee Galmudug oo la sheegay in la go’doomiyey..
Wasiirka oo wareysi siiyay VOA-da ayaa wuxuu hadlkiisa kusoo beegmay iyadoo xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya uu soo saaray warqad uu ku magacaabay guddi soo baara xaaladda deegaanadaas.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa u warramay wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.
Facebook Forum