Xarardheere —
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixinaya dagaal cuslus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Xarardheere, kaasi oo dhexmaray ciidamada dawladda federaalka, kuwa maamulka iyo dadka degaanka oo isku dhianc ah oo dagaal la galay maleeshiyaadka al-Shabaab.
Dagaalkan ayaa mas’uuliyiintu sheegeen inuu ka dhashay khasaare nafeed oo labada dhinac ah. Xarardheere ayey ciidamadu qabsadeen horranatii sannadkii hore.
Haddaba dagalkaas ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Warfaafinta ee Galmudug Abshir Cabdi Sheekhow.
Madal