Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo awaamiir cusub kusoo rogtay degmada Xarardhere 


Galmudug

Degmada Xarardhere ee gobalka Mudug ayaa lagu sorogay awaamir lagu sugayo amniga, sida uu sheegay maamul Galmudug.

Wasiirki hore ee dhallinyarada Galmudug Xusen Cabdulle Xusen Batari oo kusugan Xaradhere ayaa wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq uga waramay arrintan.

Galmudug oo awaamiir kusoo rogtay Xarardheere.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG