Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii maamullada Galmudug iyo Puntland?


Mas’uuliyiinta maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa yeeshay kulan kale oo ay kaga hadlayeen amniga iyo iskaashiga ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah, waxaana shirka uu kusoo beegmayaa maalmo kadib markii dadka deegaanka magaalada Baxdo ay iska difaaceen weerarkii Al-shabaab.

Warbixintan waxaa Gaakacayo goor dhowayd nooga soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Maxaa kasoo baxay shirkii maamullada Galmudug iyo Puntland?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

XS
SM
MD
LG