Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Dadaallada ay Soomaaliya uga baxeyso heshiiskii shidaalka ee muranka dhaliyey


Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiska ay gashay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, kaasi oo ay ka horyimaadeen xafiisyada madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa 21-ka Febraayo qaaday tallaabo ay ku burineyso heshiiskaas, ayada oo qortay warqad ay shirkadda heshiiska lala galay ku wargelineyso in heshiiskaas uu yahay waxba kama jiraan.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Dadaallada ay Soomaaliya uga baxeyso heshiiskii shidaalka ee muranka dhaliyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG