Beledweyne —
Waxaa shalay magaalada Baledweyne ka hirgalay go’aan shaqo joojin ah oo horaantii toddobaadkan ay ku dhawaaqeen gudiga gaadiidleyda gobalka Hiiraan.
Afhayeenka guddigaas Maxamuud Xaaji Bilow Cali ayaa wariyaha VOA ee magaalada Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga warramay waxa ay ka cabanayaan oo shaqada ay u joojiyeen.
Madal