Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka

Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad muuqaal ah oo la sii duubay oo warbaahinta lala wadaagay maanta kaga hadlay dastuurka Soomaaliya, oo wax ka beddelkiisa iyo dhameystirkiisa uu hadda horyaallo baarlamanka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya, oo uu ku jiro madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, ayaa sidan oo kale horey uga soo horjeestay hannaanka socda ee wax ka bedelka iyo dhameystirka Dastuurka.

Warbixin ku saabsan Khudbadda Farmaajo waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.

Farmaajo oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG