Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho


Shaatax
Shaatax

Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa kulan la qaatay saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda iyo mas’uuliyin kale oo ka tirsan dowladda.

Haddaba, wafdiga soo gaarey magaalada Muqdisho ayaa u jeedka socodkooda uu salka ku hayaa arrimaha xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia.

Imaatinkooda waxaa daba socda markii saddexaad oo loo madlan yahay wada xaajoodka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Ethiopia ee ay dowlada Turkiga wado, kuwaas oo hadda baaqday.

Sahra Cabdi Axmed ayaa hadka telefoonka kula xariirtey Cismaan Muxudiin Shaatax oo ah gudoomiyaha Bulshada Rayidka ee Soomaaliyeed, waxayna wax ka weydiisay imaatinka wafidgan iyo waxa uu ka dhigan yahay.

Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG