Nairobi —
Isniintii waxaa magaalada Nairobi heshiisyo la xiriiray dhinacyada amniga, difaaca iyo ganacsiga ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Haddaba ahmiyadda heshiiskaas iyo danaha ugu jira Soomaaliya ayay weriyaha VOA Intasar Saalax ka wareystay Sandhool Axmed Geelle oo ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, kuna sugan magaalada Nairobi.
Madal