Muqdisho —
Diyaaraddii ugu horraysay ee sidda qayb ka mid ah ciidamada Soomaaliya ee lagu tababaray dalka Eritrea ayaa maanta kasoo degtay magaalada Muqdisho, sidaasi waxaa VOA u sheegay laba ilo-wareed oo ku sugan garoonka diyaaradaha.
Haddaba faahfaahinta ciidankan iyo doorka ay ka qaadan karaan hawlgallada milatari ee socda ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay Sarreeye Guto Cumar Maxamuud Cusmaan oo ah khabiir ciidan oo ku sugan Muqdisho.
Facebook Forum