Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay booqashada Aadan Barre ee Jubaland?


Ducaale (bixida) iyo Axmed Madoobe
Ducaale (bixida) iyo Axmed Madoobe

Wasiirka difaaca dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa shalay booqahso ku tagay magaalada Kismaayo oo ay ku sugan yihiin ciidamada difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah hawlgalka ATMIS ee Midowga Afrika.

Aden Barre ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegtay inay mas’uulyiinta ay ka wada hadleen hawlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo dhowaan ka billaaban doona deegaanada Jubbooyinka.

Hadaba muxuu ka dhigan yahay safarka wasiirka difaaca Kenya ee Kismaayo? Su'aashaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed wuxuu waydiiyay Maxamed Axmed Yuusuf (Wiil-waam), xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaanka Jubaland sidoo kalena ah siyaasi kasoo jeeda deegaanada Jubaland.

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay booqashada Aadan Barre ee Jubaland?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG