Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Heshiiska Golaha Wadatashiga ee doorashooyinka


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Heshiiskii ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka ee dhowaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu abuuray hadal hayn badan, waxaana ka horyimid qaar ka mid ah siyaasiyiinta, halka kuwa kalana ay soo dhoweeyeen.

Sidoo kale bulshada ku nool caasimadda Muqdisho iyo aqoonyahanka ayaa heshiiskaasi si weyn u faaqidaya.

Haddaba weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa la kulmay Prof. Liibaan Xuseen Ciise oo kamid ah aqoonyahanka ku nool caasimadda waxa uuna weydiiyay sida uu u arko heshiiskaan ka aqoonyahan ahaan?

Fallanqeyn: Heshiiska Golaha Wadatashiga ee doorashooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG