Muqdisho —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa galabta ku dhowaaqay golihiisa wasiirrada xukuumaddiisa.
Golaha cusub ee wasiirrada ayay ku jiraan xubno cusub iyo kuwo horey uga tirsanaa dawladihii dalka soo maray. Xubnahan golaha wasiirrada waxaa ku jira Mukhtaar Roobow Cali oo horey uga tirsanaa Al-Shabaab, saddexdii sano ee lasoo dhaafayna ku jifray xabsi.
Haddaba magacaabista golaha cusub ee wasiirrada, iyo shaqada hortaalla ayaa waxaan wax ka weydiinayey Cabdirashiid Khaliif Xaashi, madaxii hore ee hay’adda cilmi-baarista Heritage kuna sugan magaalada Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available