Madaxweynaha Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug xilli ay dawladdu sheegtay in lasii ambaqaadayso hawlgalladdii milatari ee ka dhanka ahaa al-Shabaab.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal