Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Maxaa xilliga kusoo beegay muddo kororsiga Galmudug?


Qoor Qoor
Qoor Qoor

Baarlamaanka dowlad-goboleedka Galmudug ayaa muddo kordhin u sameeyay madaxweyne Axmed Kaariye Qoor-qoor, kadib markii ay muddo xileedka madaxtooyada ay ka dhigeen muddo shan sano ah, taas oo ka bilaaabaneysa maalinkii la doortay madaxweynaha.

Haddaba, maxaa keenay muddo kordhintan? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA-da ee Galkacyo Cabdiwaaxid M. Isaaq uu weydiiyey Cadceed Sheekh-doon Diiriye oo ka tirsan bulshada rayidka ah ee Galmudug.

Falanqeyn: Maxaa xilliga kusoo beegay muddo kororsiga Galmudug?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG