Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa xilliga doorashada kordhiya falalka amni darro ee Soomaaliya? 


Soomaaliya ayaa ku jirta marxalad kala guur ah, waxaana xaaladda amniga laga muujinayaa walaac kadib markii kooxda Alshabaab ay weerartay xarunta aadka amnigeeda loo ilaaliyo ee Xalane oo ay deganyihiin safaaradaha reer galbeedka.

Sidoo kale, qaraxyo sababay dhimashada dad ku dhow 50 ruux oo ay kamid ahaayeen siyaasiyiin ay ka dhaceen magaalada Beldweyne.

Haddaba, maxaa keena in xilligan oo kale ay Soomaaliya ka dhacaan falal amni darro? Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa arrintaan ka wareystay taliye ku xigeenkii hore ee Hay'adda sirdoonka Soomaaliya Ismaaciil Daahir.

Falanqeyn ku saabsan doorashada iyo amni xumada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG