Muqdisho —
Maalmihii ugu dembeeyay ciidamada Mareykanka oo garab siinaya kuwa Soomaaliya waxay weerarro duqeymo ah ka fuliyeen Koofurta Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsday maleeshiyada al-Shabaab.
Qoraallo kala duwan oo ay soo saareen Mareykanka iyo Soomaaliya waxay ku sheegeen in duqeymaha lala beegsaday saraakiil sare oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab.
Hadaba, duqeymahaan malooga adkaan karaan Kooxda Al-shabaab oo hadda dagaal kula jirta Dowladda Soomaaliya?. su'aashaasi iyo kuwa kale ayuu Weriyaha VOA-da ee Muqdisho waxa uu weydiiyay Cabdisalaan Yuusuf Guuleed oo ah Agaasimaha Machadka Eagle Ranges.
Madal