Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Falanqeyn ku saabsan hindise sharciyeedka NISA


NISA
NISA

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa Khamiistii ansixiyay hindise sharciyedka hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA, waxaana uu sharcigan hadda horyaallaa baarlamaanka Soomaaliya oo haddii uu meel mariyo noqon doona kiisii ugu horreeyay ee hay'addani ay yeelato.

Haddana Barnaamijka Wicitaanka Dhageysta ee toddobaadkan ayaan ku eegyna hindisahan, waxaana marti ku ah Dr. Xasan Sheekh Cali oo ka faallooda siyaasadda.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).

Wicitaanka Dhageystaha.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:04 0:00

XS
SM
MD
LG