Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay isku shaandhayn kooban ku sameeyey golihiisa wasiirrada. Isku shaandhaynta ayaa keentay in xilkii laga qaado Wasiirkii Maaliyadda Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Falanqayn ku saabsan tallaabadan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal