Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan kororka qaraxyada iyo weerarada Al-shabaab


Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Shaley waxey qarax ku dileen Wasiir ka tirsanaa maamulka Koonfur Galbeed iyo wiilkiisa, dhowr qof oo kae way ku dhaawacmeen, iyadoo ay kasii horreysay qaraxii lagu diley guddoomiyihii degmada Marko iyo masuuliyin kale.

Si la mid ah doraad waxaa ay Al-shabab weerar ku qarax ka geysteen degmada Afgooye.

Dagaalkii ay ku qaadeen buuraleyda gobolka AFdheer ee dalka Itoobiya ayaa weli socda. Ayadoo ay weerareen si la mid ah deegaanka Laamu mina ay ku dileen askar ka tirsan ciidanka Kenya isla todobaadkan.

Haddaba, weeraradan Alshabab ee xilligan maxaa sabab u ah inay soo xoogaysanayaan?

Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimaha ka wareystey, Cabdirixiin Budul, oo ah falanqeeye kasoo jeedo deegaanka Soomalida Itoobiya, ugu horeyntiina waxuu ka hadlayaa sida looga arkay gobolka Somalida weerarada Al-shabaab.

Falanqeyn ku saabsan kororka qaraxyada iyo weerarada Alshabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG