Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Soomaaliya diyaar ma u tahay bixitaanka ATMIS?

ATMIS
ATMIS

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii lix bilood oo dheeraad ah u cusboonaysiiyey joogitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe ay si tartiib-tartiiib ah uga baxayaan dalka illaa laga gaaro inay gebi ahaanba ka wada baxaan.

Dadka falanqeeya arrimaha amniga ayaa qaarkood ay aragtiyo kala duwan ka muujinayaan, wakhtiga kooban ee haray inuu ku filan yahay in Soomaaliya ay si dhamaystiran ugu diyaargarawday masuuliyad kala wareegidda ciidamada ATMIS.

Weriyaha VOA Cabdulqaadi Maxamed Cabdulle ayaa arrimahan ka waraystay ku xigeenkii hore ee hay’adda NISA Cabdisalaan Guuleed.

Falanqeyn ku saabsan go'aankii Golaha Ammaanka.wav.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG