Beledweyne —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee maamulka HirShabeelle ee ka dhalatay xil ka-qaadista lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte, kaasi oo ku gacan sayray.
Waxaa magaalada Beledweyne kuoo diyaariyey Xuseen Xasan Dhaqane.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal