Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda Soomaalida Toronto


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa xaaladda Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada.

Soomaali fara badan ayaa degan magaalada Toronto, haddaba barnaamijkan oo ay magaalada Toronto ku soo duubtay Falastin Axmed Iman ayaa wuxuu eegayaa xaaladda Soomaalida.

Dhawaan waxaa magaalada Toronto lagu dilay laba dhalinyaro ah, sidoo kale axaa jira rabshado ay ku lug leeyihiin dhalinyaro Soomaali ah oo ka dhacay magaalooyinka Canada.

Barnaamijkan ayaa wuxuu eegayaa sababaha keena in dhalintu ay qeyb uga noqdaan rabshadaha qaarkood.

XS
SM
MD
LG