Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Todobaadka: Qaabka Xulista Ra'iisal Wasaaraha


Faaqidaadda Todobaadka: Qaabka Xulista Ra'iisal Wasaaraha
Faaqidaadda Todobaadka: Qaabka Xulista Ra'iisal Wasaaraha

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa uu todobaadkan ku saabsan yahay qaabka ugu haboon ee lagu soo xuli karo ra'iisal wasaare.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka wuxuu ku saabsan yahay qaabka ugu haboon ee uu madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku soo xulan karo ra'iisal wasaare cusub, ka dib markii uu is casilay ra'iisal wasaarihii hore, Cumar Cabdirashiid Cali.

barnaamijka waxaa inoo soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG