War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo salka ku haysa muddo xileedka madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.

Waxaa soo jeedinaya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG