War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Sidee ayuu u socdaa wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab?

Xoogga dalka
Xoogga dalka

Qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka waxaa ka socda wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana barnaamijka Faaqiadaadda ee toddobaadkan aan ku eegeynaa sida uu hawlgalkan u socdo iyo waxa iska bedelay aniga Muqdisho, kadib amarkii madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Xasan Kaafi Qoyste.

Faaqidaadda Toddobaadka.m4a

No media source currently available

XS
SM
MD
LG