Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Maxay yihiin howlaha horyaal Ra'isul Wasaaraha magacaaban?


Hamse Abdi Barre
Hamse Abdi Barre

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa Arbacadii Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. "Waxaan go'aanka ku saleeyay aqoonta, kartida iyo waayo aragnimada aan ku aqaanno" ayuu madaxweyne Xasan Sheekh yiri markii uu magacaabayay Ra'isul Wasaarihiisa cusub.

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadkan ayaan maanta ku eegeyneyaa howlaha horyaalla Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xasan Kaafi Qoyste.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:44 0:00

XS
SM
MD
LG