Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Maxaa iska bedelay amniga Muqdisho?


Muqdisho
Muqdisho

Bishii hore ee April, waxaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ammaanka caasimadda Muqdisho ku wareejisay ciidammo cusub oo lagu soo tababaray waddanka Uganda, waxaana sida ay sheegeen madaxda dowladdu la filayaa inay noqdaan kuwa 'hagaajiga amniga.'

Haddaba miyuu is-bedel ku yimid amniga caasimadda? Barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka ee toddobaadkan ayaan ku eegeynaa, waxaana soo diyaarisay, soona jeedinaya Saynab Abukar.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:37:37 0:00

XS
SM
MD
LG