Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Jawaabta laga bixiyay daadadka Beledweyne

Somalia Flooding
Somalia Flooding

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jawaabta laga bixiyay dhibaatooyinka ay daadadku ka gaysteen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Xassan Dhaqane.

Faaqidaadda Toddobaadka: Jawaabta laga bixiyay daadadka Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:32:10 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG