Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Sida uu ku socdo kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab


Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sida uu ku socdo kacdoonka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay iska kaashanayaan dowladda federaalka iyo shacabka, iyo haddii guulaha laga gaaray muddada uu socda ay isu dhigmaan.

Waxaa soo jeedineysa Saynab Abuukar.

Faaqidaadda: Sida uu ku socdo kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:39:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG