Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Somalia iyo Sanadka cusub ee 2011


Faaqidaadda: Somalia iyo Sanadka cusub ee 2011
Faaqidaadda: Somalia iyo Sanadka cusub ee 2011

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu ku saabsan yahay saadaal laga bixinayo isbeddellada la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya 2011-ka.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka wuxuu ku saabsan yahay saadaasha Soomaaliya iyo sanadkan 2011-ka.

Sanadkii dhamaaday ee 2010-ka wuxuu ku dhashay kuna dhamaaday iyadoo aan xal waafi ah laga gaarin colaaddaha iyo khilaafka ka jirta Somalia.

Haddaba sanadkan cusub isbeddello noocee ah ayaa la filan karaa inay ka dhacaan Somalia?

Barnaamijka Faaqidaadda waxaa ka qeybgalaya oo saadaalinaya sanadkan cusub ee 2011-ka,

Prof. Afyare Cabdi Cilmi, oo culuunta siyaasadda ka dhiga jaamacad ku taalla Qadar

Prof. Cumar Cismaan Raabi, Madaxa Machadka Daraasaadka iyo Istiraatiijiyada ee Djibouti

Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo isna barre ka ah jaamacaddaha Muqdisho.

XS
SM
MD
LG