Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Qorshaha ciidamada Itoobiya looga saarayo Soomaaliya


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan dhammaadka sanadkan, iyo kaalinta amni ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Cabdi Casiis Barrow.

Faaqidaadda: Qorshaha ciidamada Itoobiya looga saarayo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:32:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG